Sunday, August 23, 2026
HomeWararMadaxweynayaashii hore ee dalka oo kulan looga hadlayay doorashooyinka la qaatay Axmed...

Madaxweynayaashii hore ee dalka oo kulan looga hadlayay doorashooyinka la qaatay Axmed Madoobe

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay Magaalada Muqdisho kulan kula qaateen Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray xaaladihii u dambeeyay ee Areimaha Soomaaliya iyo doorashooyinka ee dhawaan heshiiska laga gaaray.

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweynaha Jubbaland ku bogaadiyay dadaalkiisa ku aadan arrimaha doorashooyinka, iyaga oo ugu baaqay dardar gelinta & fulinta heshiiska doorashada.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho uga qeyb galay Shirkii Golaha wqdatashiga ayaa la filayaa in Saacadaha soo socda uu dib ugu laabto Magaalada Kismaayobee Gobolka Jubbada Hoose.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe