Tuesday, May 26, 2026
HomeWararAbiy Axmed & Ra’iisul Wasaaraha Canada oo ka wada hadlay dagaalka Itoobiya

Abiy Axmed & Ra’iisul Wasaaraha Canada oo ka wada hadlay dagaalka Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa waxaa ay yeesheen wada-hadallo Khadka taleefoonka ah, iyad aoo ka wada hadlay xaalada gobolka gaar ahaana xiisada waqooyiga Itoobiya ka taagan.

Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada ayaa dhiggiisa Itoobiya ka codsaday in xal loo helo colaada ka aloosay Waqooyiga Itoobiya taas oo sababtay dhimashada iyo barakaca Kumanaan Ruux.

Dr Abiye Axmed ayaa si toosa u bilaabay inuu iska dhiso xiriirada arimaha dibada kadib markuu ka soo noqday furunta dagaal oo maalmihii la soo dhaafay uu qeyb ka ahaa howlgalka ka dhanka ahaa Kooxda TPLF.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe