Tuesday, May 5, 2026
HomeWararMaxkamadeynta rag ku eedeysan Shabaabnimo oo bilaabatay

Maxkamadeynta rag ku eedeysan Shabaabnimo oo bilaabatay

Waxaa Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ka bilaabatay dhageysiga kiiska 5 Rag ah oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo horay loo xukumay.

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Puntland ayaa Shanta ragga waxaa ay horay ugu ridday xukun dil toogasho, balse ay soo dhameysteen muddadii racfaanka ee la siiyay.

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Puntland  ayaa Maanta u fariisatay wajiga labaad ee Kiiskan, iyada oo raggaan uu Madax u yahay Nin lagu Magacaabo  Feysal Gujis.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe