Thursday, April 30, 2026
HomeWararWafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magalada Garoowe

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magalada Garoowe

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda  Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal.

Wafdiga  oo ay ku jiraan Wasiirro ka tirsan maamulka Galmudug  ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada  Garoowe kusoo dhaweeyay Mas’uuliyin ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland.

Ujeedka Socdaalka wefdiga ka socda dowaldda Soomaaliya ee tegay Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu sheegay wareejinta maxaabiis muddo Garoowe ugu xiran burcadbadeednimo.

Dhawaan Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Galmudug ayaa tegay Magaalada Garoowe, iyaga oo Puntland kala hadlay sidii Maxabista Reer Galmudug eek u xiran Xabsiga Garoowe loogu wareejin lahaa dowladda, iyada oo Puntland ay ogolaatay

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe