Friday, May 1, 2026
HomeWararGuddiga Qaran ee Gurmadka abaaraha oo u ambabaxay Gedo

Guddiga Qaran ee Gurmadka abaaraha oo u ambabaxay Gedo

Guddiga Gurmadka abaaraha ee ay magacaawday Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u ambabaxay Gobolka Gado si ay qiimeyn ugu sameeyaan xalaad abaar ee ka tagan gobolka Gado.

Guddiga ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska , Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka iyo masuuliyiin kale.

Guddiga ayaa kulamo la qaadan doono waxgaradka iyo maamulka gobolka Gedo si ay ugu kuurgalaan xaalada abaaraha ee laga soo sheegaayo deegaanada hoostago Gobolka Gado.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe