Sunday, June 21, 2026
HomeWararMidowga Musharaxiinta oo ku dhawaaqay in dib loo dhigay banaanbixii berri

Midowga Musharaxiinta oo ku dhawaaqay in dib loo dhigay banaanbixii berri

Midowga Musharraxiinta ayaa shaaciyay in dib loo dhigay bannaanbaxii lagu ballansana in uu maalinta berri ah ka dhaco Daljirka Daahsoon.

Sababaha keenay in banaanbaxa dib loo dhigo ayaa  la xariira Arrimo amni iyo xaaladda Caafimaad ee waddanka ka jirta

Madaxweynihii hore ee dalka Shiikh Shariif Sh Axmed ahna guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta go’aankaas, waxaana uu sheegay in ay dib kasoo sheegi doonaan maalinta banaanbaxa.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in dowladda ay ka baxday dhammaan heshiisyadii ay gaareen sidaas darteed aan lagu aaminkarin xaaladda dalka iyo Ammaanka banaanbaxayasha.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe