Thursday, April 30, 2026
HomeWararfaafaahin:Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska oo xalay lagu diley Muqdisho

faafaahin:Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska oo xalay lagu diley Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa xalay lagu diley magaalada Muqdisho lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada booliskaoo la oran jirey Abkoow Cambuure.

Marxuumka ayaa la dilay xilli uu maraayey fagaaraha taallada Daljirka Daahsoon, waxaana rasaas lagu furay gaari uu watay, sida aan xogta ku helnay.
Abkoow ayaa mudo dheer lasoo shaqeynayey maamulka gobolka Banaadir, waxuuna soo noqday madaxii ilaalada guddoomiyeyaashii soo maray gobolka ee Yuusuf Madaale iyo Cabdiraxmaan Yariisow.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe