Thursday, April 30, 2026
HomeWararSoomaalida Nairobi oo ka walaacsan tallaabo ay qaaday dowladda Kenya

Soomaalida Nairobi oo ka walaacsan tallaabo ay qaaday dowladda Kenya

Ganacsatada Soomaalida ah ee dalka Kenya, gaar ahaana kuwa ka shaqeysta Suuqa Islii ee magalada Nairobi, ayaa cabasho xooggan ka muujiyay tilaaboyin ay dhowaan qaaday dowladda Kenya oo ay ku kordhisay canshuurta ganacsiga ee dalkeeda.

Ganacsatada ayaa sheegay inay tallaabada ay qaaday dowladda Kenya ay dhibaato weyn ku tahay ganacsigooda xilli ay ganacsatada Kenya ay wali la daalaa dhacayaan dhibaatada dhaqaale ee ka dhashay cuduruka CoronaVirus.

Arrintaan ayaa waxaa ay kusoo aadeeysaa xilli uu xoogeysatay khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo aan wax xal  siyaasadeed ah laga gaarin.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe