Saturday, June 27, 2026
HomeWararMas’uuliyiin ku baxay Shaqaaqo ka dhacday Magaalada Beledweyne

Mas’uuliyiin ku baxay Shaqaaqo ka dhacday Magaalada Beledweyne

Mas’uuliyiin uu horkacayo Guddoomiye ku xigeenka Maaliyada iyo Siyaasada Gobolka Hiiraan Abuukar Sheekh Cabdullaahi (Maadey) ayaa si horudhac ah u xaliyay Shaqaaqo ka dhacday Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Shaqaaqada ka dhacday Magaalada Beleweyne ayaa waxaa ay salka ku heysay Gaadiid la kala dhacay, iyada oo xiisada ka dhalatay siwyen looga dareemay Magaalada Beledweyne.

Guddoomiye ku xigeenka Maaliyada iyo Siyaasada Gobolka Hiiraan Abuukar Sheekh Cabdullaahi (Maadey) & xubnaha la socday ayaa la kulmay Odayaasha  Dhaqanka  labada dhinca taaso  sababtay  in Gaadiidkii la kala dhacay  laamaha Ammaanka  Beledweyne ay soo  qabtaan, isla markaana  Maamulka  ay ku kala wareejiyaan Dadkii lahaa.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe