Thursday, May 7, 2026
HomeWararMusharaxiinta xilka Madaxweynaha Hirshabeelle oo khudbad jeediyay

Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Hirshabeelle oo khudbad jeediyay

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.

Inta badan xildhibaanada Hirshabeelle ayaa soo xaadiray kulanka.

Musharaxiinta khudbaddaha jeediyay ayaa kala ahaa :

 

Musharax Madaxweyne Kuxigeen Hirshabeele Maxamed Maxamuud Cabdule

Musharax Madaxweyne Ku Xigeen Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar Dabageed

Musharax Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe Xuseen

Musharax Madaxweyne Hirshabeele C/raxmaan Jimcaale Cismaan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe