Saturday, May 2, 2026
HomeBarnaamijyadaGudiga doorashada Galmudug ee dowladu soo magacowday oo hada ka dagay garoonka...

Gudiga doorashada Galmudug ee dowladu soo magacowday oo hada ka dagay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

Gudiga doorashada Galmudug ee dowladu soo magacowday ayaa hada ka dagay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

Dowlada ayaa saakay ciidamo badan dhoobtay garoonka iyo wadada isku xirta magaalada iyo garoonka

Ahlu Sunna ayaa horey u sheegtay in gudigaas aan la keeni karin Dhuusamareeb balse dowlada ayaa keentay magaalada Dhuusamareeb iyadoo aan tixgelin diidmada Ahlu Sunna

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe