Subixii Hore Ee Saaka Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimada Galmudug Ka Dagay Diyaarado Sida Ciidamo Ka Amar Qaata Xukuumada Somaliya
In Kastoo Wali Aysan Jirin Cid Faa Faahin Ka Bixisay Tagida Ciidamadaasi Ee Dhuusamareeb Ayaa Hadana Waxaa Xaqiijiyay Tagida Ciidamadaasi Ee Dhuusamareeb Hadana Arintaan Ayaan La Ogeen Waxa Ay Daarantahay
Dhanka Kale Ahlusuna Ayaa Amar Duldhigtay Saraakiisha Hoostagta Kuwaas oo Ay Ku Amartay In Ay Ka Amar Qaataan

