Thursday, June 25, 2026
HomeBarnaamijyadaCali Dheere ayaa lasoo sheegayaa inuu u geeriyooday dhaawac culus oo soo...

Cali Dheere ayaa lasoo sheegayaa inuu u geeriyooday dhaawac culus oo soo gaaray

Cali Dheere ayaa lasoo sheegayaa inuu u geeriyooday dhaawac culus oo soo gaaray

Wararka ayaa tilmaamaya in Afhayeenka Alshabaab Cali Dheere ku dhaawacmay howlgal ciidamada dowlada Somaliya ay ku qaadeen dagaalamayaasha Alshabaab

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Cali Dheere dhaawaciisa lagu hayay magaalada Kuntuwaarey isla halkaasna ku geeriyooday

Dowlada Somaliya iyo Alshabaab wali war kama soo saarin arintan hase yeeshee dowlada ayaa la filayaa in saacadaha soo socda war kasoo saarto xaalka Cali Dheere

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe