Wednesday, August 19, 2026
HomeWararFaahfaahin 9 ruux oo caawa lagu dilay Gaalkacyo

Faahfaahin 9 ruux oo caawa lagu dilay Gaalkacyo

9 qof ayaa caawa duleedka Gaalkacyo lagu toogtay halka mid kalane uu dhaawac soo gaaray .

Dilka ayaa la sheegaya iney geysteen maleshiyaad hubeysan oo ka careysan dil caawa Gaalkacyo loogu geystay marxum Cali Dhiif oo katirsanaa nabad sugida Galmudug, waxaana dadka la.dilay laga dhax qabtay Gudaha Gaalkacyo.

Dadka oo hal meel lagu toogtay sida dad soo qaaday ay shegeen waxaana hadda la keeyay isbitaalka Gaalkacyo.

Wixii ku soo kordha kala soco Halkaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe