Friday, April 17, 2026
HomeWararXildhibaanada Somaliya oo maanta ansixiyay sharciga badrolka

Xildhibaanada Somaliya oo maanta ansixiyay sharciga badrolka

150 Xildhibaan ayaa cod Gacan taag ah ku ansixiyey sharciga batrolka, oo Xukuumadda iyo maamul goboleedyadda ay isku mari waayeen qaab qeybsigiisa, 4 Xildhibaan ayaa diday.

Xalay xaafiiska ra’iisul wasaaraha olole xoog leh ayaa ka socday, oo la doonayey in juhdi lagu galiyo ansixinta Sharciga Batroolka.

Aqalka sare ayaa ilaa hadda muujin doorkiisa ansixinta sharcigaas, oo in la hor geeyo sharci ahaan qeyb ku leh.

Shirkii maamul goboleedyadda ee Baydhaba sanadkii hore ka dhacay wax yaabaha laga heshiiyey oo mar dambe la isku dagaalay waxaa ugu weynaa barnaamijka lagu wajahayo arimaha batroolka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe