Saturday, May 2, 2026
HomeWararSawiro Doorashada ururka suxufiyiinta gobolka Mudug

Sawiro Doorashada ururka suxufiyiinta gobolka Mudug

Doorashada ururka suxufiyiinta gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Xilka gudoomiyaha ururka suxufiyiin gobolka Mudug ayaa waxaa isku soo sharaxay ilaa afar musharax.

Doorashada oo martay sadax wareeg ayaa waxaa xilka gudoomiyaha ururka suxufiyiinta gobolka Mudug ku guuleystay Hanad Cabdi Faarax

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe