Buundadaan Waxaa Ay Saaran Wadada Laamigaa Ee Isku Xirta Waqooyiga Iyo Koofurta Somaliya oo Wadada Ugu Isticmaalka Badana Dhinaca Isku Socodka Gaadiidka
Duleedka Magaalada Cadaado oo Ku Taalo Buundadaan Ayaa Waxaa Soogaaray Burbur Xoogan Taasi oo Keentay In Walaac Xoogan oo Qatar Ween Laga Muujiyo
Waxaase Si Qatarahaasi Looga Hortago Ka Bilowday Dhisame Kaasi oo Ay Iska Kaashanayaan Wasaarada Maaliyada Galmudug iyo Maamulka Degmada Cadaado Sida uu Sheegayo Nuur Yarow Xeele Shaariba Cade Gudomiye Kuxigenka Maamulka Degmada Cadaado oo Warfidiyeenka Kula Hadlay Halka uu Dhismuhu Ka Socda
Gudomiy Shaariba Cade Ayaa Ugu Danbeen Dowlada Somaliya Ugu Baaqay In Waxka Qabato Burburka Wadooyinka Gaar Ahaa Wadadan oo uu Sheegay In Ay Aad u Liidato

