Thursday, May 7, 2026
HomeDhageysiDHAGEYSO:-Maamulka Degmada Cadaado oo Diiday Taargada Galmudug

DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Cadaado oo Diiday Taargada Galmudug

Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xusen Tootoole Gudomiyaha Degmada Cadaado oo Wareysi Siiyay Idaaacada Coda Gobolada Dhexe Ayaa Si Kulul Uga Hadlay Calaamada Aqoonsiga Gaariga Ee Taargada Iyo Leesinka oo Wasaarada Gaadiidka Galmudug Ay Ku Amartay Gadiidlayda In Ay Qaataan Gudomiye Tootoole Ayaa Sheegay In Markii Madaxweyne Guuleed uu Maamulayay Galmudug Ka Maamul Ahaa Degmada Aydiideen Sababo uu La Xariirshay In Waqti Gaadiidlayda Taargo Lagu Amro Aan La Joogin Maamulkuna uu San Ka Bixikarin Arintaasi.
Sidaas oo Ay Tahay Gudomiye Tootoole Ayaa Xusey In Taargadii Hore Ee Galmudug Aysan Aheen Tani Isla Markaan Laga Badalay Calaamadii Hore Sida uu Hadalka Udhigay Waxaan uu Bulshada Cadaado Uga Digay In Aysan Qadan Taargadaasi Isagoo Dhinaca Kale Amaro Culus Duldhigay Gaadiidlayda Lagu Arko In Talaabo Culus Ay Ka Qaadi Doonaan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe