Thursday, June 25, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Yarisow:-Siyaasiyiinta Xanaaqsan Jimcihii Haday Ordilahayen Istareesku uu Ka Yaraan Lahaa

Dhageyso:-Yarisow:-Siyaasiyiinta Xanaaqsan Jimcihii Haday Ordilahayen Istareesku uu Ka Yaraan Lahaa

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in wixii ka dhacay Golaha Shacabka aysan dhici laheyn hadii Xildhibaanada Maalintii Jimcaha aheyd ay ka qeyb geli lahaayeen tartankii Orodka gaaban ee lagu qabtay Muqdisho.

Waxa uu sheegay in dalkaan looga baahan yahay xasilooni siyaasadeed,isla markaana siyaasiyinta laga doonayo inay ogaadaan in Amniga dalka uu yahay kaalinta koobaad.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe