Thursday, June 25, 2026
HomeWararWadooyinka Halboolaha u Ah Muqdisho oo Saakay Xiran

Wadooyinka Halboolaha u Ah Muqdisho oo Saakay Xiran

Isgoysyadda Tarabuunka, Soobe,Banaadir, Howlwadaag iyo sidoo kale Wadooyin kale oo Muhiim ah ayaa Saaka xiran sida Ilo Xog Ogagaal Ah Ay Inoo Sheegeen

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Wadooyinka ku jaray Gawaarida Ciidamada.

Qaar ka mid ah dadka reer Muqdisho oo aan horay u ogeyn xiritaanka Wadooyinka ayaa Saakay kusoo baraarugay Marka ay shaqooyinkooda usoo kaceen , waxaana ay maalayaan lugahooda.

Sababta loo xiray ayaa lagu sheegay in maanta Kulan ay Muqdisho ku yeelan doonaan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe