Sunday, May 3, 2026
HomeDhageysiDhageyso: Isbitaalka Degmada Camaara ee gobolka Mudug oo gabagabo maraya

Dhageyso: Isbitaalka Degmada Camaara ee gobolka Mudug oo gabagabo maraya

Gudoomiyaha degmada Camaara ee gobolka Mudug Yuusuf Salaad Maxamuud oo la hadlay Idaacada Codka Gobolada DHexe ayaa sheegay in dhismaha isbitaalka uu marayo meel wanaagsan islamarkaana dal iyo dibad laga qeyb qaatay

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe