Sunday, May 3, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Xaalad Caafimad Daro oo Ka Taagan Xinlabi

Dhageyso:-Xaalad Caafimad Daro oo Ka Taagan Xinlabi

Deegaanka Xinlabi Ee Gobolka Mudug Ayaa Waxaa Wiligaan Ka Taagan Xaalad Caafimaad Daro oo Aad u Liidata Waxaan Deegaankaasi Laga Soo Sheegayaa In uu San Laheen Goobo Caafimaad oo Shaqeeya

Cabdi Cabdulaahi Jimcaale oo Dadka Deegaanka Ka Mid Ah Ayaa Idaacada Codka Gobolada Dhexe Faa Faahin Ka Siiyay Xaalada Deegaankaasi

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe