Barka Xoogan Ayaa Ka Dhacay Degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud Ka Dib Dagaalkii Shalay Halkaa Ka Qarxay Deegaanada Miyigaa Ee Degmada Xeraale Ayay Gaareen Dadkii Barakay Waxaan In Tooda Badan Ku Sugan Yihiin Xaalad Nololeed oo Aad u Liidata.
Faadumo Shiikh Geelle Waxaa Ay Ka Mid Tahay Dadkii Iskaga Barakacay Degmada Xeraale Ee Gobolka Galgaduud Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado Ay U Sheegtay In Ku Dhawaad 400 oo Qoos oo Ay Ku Jirto Ay Xalay Ku Hoyadeen Deegaan Duleedka Xeraale Dhaca Xaalad Aad Uleedatana Ay Heesato.
In Kabadan Labaatameeyo Ruux oo Dhinacyadii Dagaalamay Ah Ayaa Ku Dhintay Sodomeeyo Kalana Waayay Ku Dhaawacmeen Dagaal Xoogan oo Shalay Ka Qarxay Degmada Xeraale Ee Gobolka Galgaduud

