Monday, May 4, 2026
HomeWararMadaxweyne Geelle oo Maanta Muqdisho Ku Soo Wajahan

Madaxweyne Geelle oo Maanta Muqdisho Ku Soo Wajahan

Wafdi Ballaaran oo ay qeyb ka yihiin Xildhibaano, Wasiiro iyo waxgarad ayaa ka mid ah Wafdiga uu hoggaaminaayo Madaxweyne Geelle ee kusoo jeedda Muqdisho.

Waxaa Muqdisho maanta uga bilaaban doonta Booqasho rasmi ah , islamarkaana hadda waxaa socda soo dhaweynta iyo diyaargarowga loogu jiro Wafdiga uu hoggaaminaayo Madaxweyne Geelle.

Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaa meelaha qaar lagu sharaxay Sawirka Madaxweynaha jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe