Thursday, April 2, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Gabar 9 Jir Ah oo Baladweyne Lagu Kufsaday

Dhageyso:-Gabar 9 Jir Ah oo Baladweyne Lagu Kufsaday

Saacadihii La Soodhaafay Falal Naxdin Leh Ayaa Ka Dhacayay Magaalada Baladweyne Waxaan Ka Mid Ahaa Gabaryar oo 9 Sano Jirta Markii La Kufsaday Inkastoo Kufsiga Gabadhaan Yar La Sheegay In uu Geestay Macalin Dugsiga Qur,aanka Udhigayay Hadana Ciidamada Amaanka Ayaa Bilaabay Howgalo Lagu Baadi Goobayo Cidii Ka Danbeesay Kufsiga Gabadhan Yare Ee 9 Jirka Ah

Agaasimaha Isbitaalka Guud Ee Baladweyne Ayaa Xaqiijiyay Kufsiga Gabadhan Yar

Wariye Cabdishakuur Maxamed Xasan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe