Saturday, May 30, 2026
HomeWararSomalia oo Markale Ka Hadashay Qilaafka Kenya Kala Dhexeya

Somalia oo Markale Ka Hadashay Qilaafka Kenya Kala Dhexeya

Weli waxaa xal buuxa loo helin khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya kaas oo salka ku haya muranka dhinaca badda ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ka hadlayay muran baddeedka u dhaxeeya labada dal ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya weli ku adkeysaneyso Go’aankeedii hore,isla markaana lagu kala bixi doono Maxkamada ICJ.

Waxa uu sheegay in marnaba Dowladda Soomaaliya wadahadal ka galeyn arrinta Badda,hayeeshee uusan saameyn ku yeelaneyn khilaafka jira xiriirkii iskaashi ee ka dhaxeeyey labada dowladood.

Xiriirka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa ah mid xilligaan aan cago badan ku taagneyn ilaa laga xaliyo khaafka sababya muranka dhinaca badda ah.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe