Tuesday, May 26, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Sacuudiga Oo Deeq Gaarsiiyay Dadka Dantayar Ee Kunool Baladwayn

Dhageyso:-Sacuudiga Oo Deeq Gaarsiiyay Dadka Dantayar Ee Kunool Baladwayn

Deeq raashin ah oo Loogu talagalay Dadka dantayar Ee Kunool Magaalada Baladwayn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Kanatimid Shacabka sucuudiga ayaa Lagaarsiiyay Dadka kudhibaataysan Baladwayn.

Deeqda ayaa loogu talagalay Ilaa iyo 600,00 Kuno oo Qoys Oo kunool Baladwayn 1,000 Qoys oo Kamida ayaana Looqaybiyay waji koobaad Ee Deeqada Katimid Shacabka  sacuudiga.

Xaafiiska Gargaarka iyo Arimaha bini,aadinimada ee Boqor Salmaan ayaana Gargaarka Soogaarsiyay Shacabka.

Ibraahin C/qaadir Muxumud Oo ah Madaxa Mashaariicda Xarunta Boqor Salmaan iyo Cabdala Sucuud Oo ah Dabagalka Mashaariicda ayaa Kahadlay Deeqda ay Soogaarsiiyeen Baladwayn.

Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Hiiraan Maslax Muxumu Cusmaan Oo dhankiisa Hadlay Waxa uu sheegay in gargaarkaan uu yimid Xili si aada ay ugu Baahanyihiin Bulshada Dhibaataysan Ee Kunool Magaalada Balad wayn iyo Guud ahaan Gobolka Hiiraan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe