Thursday, October 22, 2026
HomeWararAkhriso:- Waare Oo Mar Kale Magacaabis Sameeyey

Akhriso:- Waare Oo Mar Kale Magacaabis Sameeyey

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabelle Mohamed Abdi Waare Ayaa Mar Kale Isku Shaadheyn Ku Sameeeyey Golihiisa Wasiirada.
 
Waxa Uuna Magagaacabay Wasiiro, Wasiir Ku Xigeeno Iyo Wasiiru Dawlayaal Oo U Badan Xubno Ka Tirsan Baarlamanka Hir-shabeelle
Waa Muddo Bil Gudaheed Ah Oo Madaxweyne Waare Isku Shaandheyn Ku Sameeyo Golhiisa Wasiirada Iyadoona Xaalad Kaga Imaaneyso Baarlamanka Maamulkaasi Hir-shabeelle.
Wasiirada, Wasiiro Ku Xigeenada Iyo Wasiiru Dawlayaasha Maanta Uu Magacaabay Madaxweyne Waare Ee Ka Kooban 15-Ka Xubnood Ayaa 13-Ka Mid Ah Waxa Ay Yihiin Xubno Ka Tirsan Baarlamanka Hir-shabeelle.
Hoos Ka Akhriso Warqadda:-
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe