Tuesday, May 26, 2026
HomeWararAkhriso:- Maamul Cusub Oo Loo Magacaabay Jawiil

Akhriso:- Maamul Cusub Oo Loo Magacaabay Jawiil

Wasiirka Arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu maanta oo saaray ku sameeyay xil ka qaadis gudoomiye degmo iyadoo uu isla wareegtadaasi ku magacaabay gudoomiyihii bedeli lahaa.

Ugu horeyn wareegtadaasi ayaa waxaa xilka lagaga xayuubiyay gudoomiyii hore ee degmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan, waxaana gudoomiyaha cusub ee degmadaasi loo magacaabay Cabdiqaadir Cabdi Cabdullaahi.

Wasir Caadle ayaa wareegtadaasi ku sheegay in sababta xilka lagaga qaaday gudoomiyihii hore ee Jawiil ay tahay in howlihii loo igmaday uu kasoo bixi waayay oo ay xildhibaanada deegaan doorashadoodu tahay Jawiil ay cabasho kasoo gudbiyeen.

Hoos Ka Akhriso Warqadda:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe