Wednesday, June 24, 2026
HomeWararCiidamada Amaanka oo Gacanta Ku Dhigay Xubin Ka Tirsan Alshabaab

Ciidamada Amaanka oo Gacanta Ku Dhigay Xubin Ka Tirsan Alshabaab

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa Gacanta ku soo dhigay 18 ka bishaan oo maalinimadii shalay ku beegneed  sarkaal sare oo ka tirsanaa amniyaadka Al-shabaab.

Warkan oo ay hay’adda Nabad sugidda Qaranka ee NISA ku shaacisay boggeeda Twitter-ka, ayaa lagu yiri” Howlgal qorshaysan oo si taxader leh loo fuliyay ayaa Ciidamada Amaanku 18-ka bishaan, kusoo qabteen xubin hogaamiye u ahaa koox amniyaad ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho.”

NISA ma aysan bixin xog intaas dheer oo ku saabsan sarkaalkaasi ay soo qabtayn sida ay sheegeen, waxa ayna dhowr mar sidaan oo kale sheegteyn in ay soo qabteyn hogaamiyayaal ka tirsan Shbaab.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe