Saturday, May 30, 2026
HomeWararFaa Faahino Ka Soobaxay Duqen Ka Dhacay Fariisin Alshabab Ay Kuleeyihiin GobolkaMudug

Faa Faahino Ka Soobaxay Duqen Ka Dhacay Fariisin Alshabab Ay Kuleeyihiin GobolkaMudug

Fariisin Al Shabaab ku leeyihiin deeganka Cadaley oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa galabta duqeyn waxaa u geystay diyaarado dagaal

Wararka naga soo gaaraya deeganka Cadaley oo u dhaxeeya magaaloyinka Camaara iyo Ceelhuur ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in qorax dhicii diyaarado dagaal ay duqeeyeen fariisimo Al Shabaab kuleeyihiin deegankaas

Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeynta balse dadka deeganka ayaa idaacada Codka Gobolada Dhexe Cadaado u sheegay inay arkeen gaadiidka dagaalka Al shabaab qaarkood oo gubanaya

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe