Wednesday, June 24, 2026
HomeWararGudoomiyaha degmada Howlwadaag oo xilkii laga qaaday

Gudoomiyaha degmada Howlwadaag oo xilkii laga qaaday

Cabdikariin Cali Kaar Gudoomiyihii hore ee Degmada Hawlwadaag, ayaa Digreetada ka soo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho si rasmi ah xilkaasi looga qaaday.

Gudoomiyaha cusub ee Degmada Hawlwadaag ayaa waxaa laga dhigay Mahad Cabdi Caraale oo ka tirsanaa Shaqaalaha Gobolka Banaadir.

Isbedelka Maamulka Degmada Hawlwadaag ayaa muddo soo jiitamaayay, waxaana, lagu guuleystay ugu dambeyn maanta xilka Gudoomiyaha Degmada in loo magacaabo Mahad Cabdi Caraale

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe