Thursday, May 28, 2026
HomeWararGuddoomiye Mursal Oo Kulankiisii Ugu Horeeyay Maanta Shir gudoomin doona.

Guddoomiye Mursal Oo Kulankiisii Ugu Horeeyay Maanta Shir gudoomin doona.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta lagu waddaa in ay Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan.

Kulankaan ayaa markii ugu horreysay waxaa shir guddoomin doona Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo dhawaan la doortay.

Ajendaha Kulanka ayaa ah Habmaamuska Xeerka lagu Aasaasay Midowga Africa ee Khuseeya Midowga Baarlamaanada Afrika.

Xeerkan ayaa shalay waxaa ansixiyay Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Halkaan kala soco Wixii ku soo kordha:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe