Wednesday, November 29, 2023

Liverpool ayaa maanta garoonka Anfield ku ciyaaraysa kulankeedii koowaad ee horyaalka Premier League ee xilli-ciyaareedka, waxaana uu tababare Jurgen Klopp soo saaraya liiska ciyaartoyda uu kal aahor tegayo Bournemouth oo ay ku qaabbilayaan garoonkan.

ADVERTISEMENT

Reds oo barbarro lasoo gashay Chelsea toddobaadkii hore, ayaa waxay raadinaysaa guusheedii koowaad ee xilli-ciyaareedka cusub iyada oo garab ka helaysa taageereyaasha soo camiraya garoonka Anfield oo wali qaybo ka mid ah ay ka socdaan dhismeyaal lagu ballaadhinayo.

Tiro ciyaartooyo ah ayaa ka dhaawacana Liverpool sida Thiago Alcantara iyo Stefan Bajcetic, hase yeeshee waxa ayaa liiska ku jira balse aan wali ruqsadda shaqada  helin saxeexa cusub ee Wataru Endo oo illaa daqiiqadda ugu dambaysa ay Liverpool sugi doonto in dawladda UK ay siiso ogolaanshaha caalamiga ah ee uu laacibkani kaga shaqaysan karayo gudaha dalka.

Watarau Endo oo ay Liverpool kaga soo iibsatay Stuttgart lacag dhan £16.25 milyan oo Gini ayay u badan tahay in uu ciyaarta ka maqnaado, waxaanay isku mid yihiin Curtis Jones oo isagana uu dhaawac soo gaadhay oo aan la hubin in uu ciyaari odono iyo inkale, inkasta oo uu ku jiro liiska kooxda.

ADVERTISEMENT

Khadka dhexe ee Liiverpool ayaa waxa kaliya taam ah oo jooga Dominik Szoboszlai, Alexis Mac Allister iyo Harvey Elliott, hase yeeshee wxa uu tababare Jurgen Klopp khadka dhexe u isticmaali karaa Cody Gakpo ama Trent Alexander-

QORAALADA LA XIRIIRA

2 COMMENTS

  1. Hello there, just became alert to your blog through Google, and found that it’s really informative. I’m going to watch out for brussels. I will appreciate if you continue this in future. Numerous people will be benefited from your writing. Cheers!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe