Home Uncategorized
179

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in goordhaw laga maqlay jugta qarax xoogagan oo ka dhacay degmadaasi.

Wararka aynu heleyno ayaa sheegaya in qaraxaan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso la la beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dawladda soomaaliya oo marayay wadda isku xirta muqdisho iyo afgooye.

Dad goob joogayaal ah ayaa xaqiijiyay in qaraxaan uu qasaaro ka soogaaray kolonyo baabuurta loo yaqaan cabdi bilaha ah oo ka imeeday dhinaca saldhigga deegaanka balli doogle.

Ilaa iyo hadda lama oga khasaraha ka dhashay qaraxaasi.

waxii ku soo kordha Halkaan kala soco: