Sunday, July 5, 2026
HomeWararDibadda๐—–๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—น๐—ฎ. ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ soomaaliya.

๐—–๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—น๐—ฎ. ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ soomaaliya.

๐Ÿ. ๐Œ๐š๐ช๐ง๐š๐š๐ง๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐ฌ๐ข ๐›๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐š ๐ฎ๐ ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š:
Soddonkii sano ee ugu dambeysay hayโ€™adaha dowladda waxa ay ahaayeen kuwo tabar yar ama aanan shaqeynin. Awoodda dowladda u leedahay in ay diyaariso kaabayaashii sahli lahaa maalgelin iyo shaqo abuur waxaa dhaawacay burburkii dowladdii dhexe iyo dagaalladii sokeeye ee dalka soo maray.

๐Ÿ. ๐€๐ฆ๐ง๐ข ๐ฑ๐ฎ๐ฆ๐ข๐๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐จ ๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š:
Amni xumida ka jirta qeybo kamid ah Soomaaliya waa xaalad kale oo qeyb ka qaadatay shaqo laโ€™aanta iyo in aanan si buuxda loo shaqeynin (in saacado yar la shaqeeyo, lacag yarna la qaato, ama in uu qofku qabto shaqo aanan ka turjumeynin awoodda iyo aqoonta uu leeyahay), gaar ahaan dhalinyarada.

๐Ÿ‘. ๐Š๐ก๐ž๐ฒ๐ซ๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฌ๐ข๐๐š ๐›๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š, ๐ค๐š๐ฅ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ง๐จ๐จ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ฌ๐จ๐จ-๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ค๐จ๐จ๐๐š ๐ฐ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐š:
Waa waxsoo-saar u baahan xirfado kooban. Inta badan badeecada la isticmaalo, oo qaar badan oo kamid ah lagusoo saari karay gudaha dalka, dibadda ayaa laga keenaa.

๐Ÿ’. ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐š๐š๐ง๐š๐ง ๐ค๐š ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ฃ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ข๐ง ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ž๐ž ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š.

๐Ÿ“. ๐‡๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐š๐ฅ๐๐š๐ง:
Si dhalinyarada jaamacadaha dhameeyay shaqo uga helaan dowladda, waa in ay weydiistaan dad ka dhashay beeshooda in ay ku caawiyaan shaqada. Siyaasiyiinta waxa ay metelaan qabiillo. Marka uu qof u baahdo in uu shaqo ka helo hayโ€™adaha dowladda, qabiilka qofka waa kan ugu muhiimsan oo saameynta ku leh helitaanka shaqada. Xubnaha baarlamaanka iyo wasiirrada ayaa la weydiistaa in dhalinyarada qaraabadooda shaqo uga raadiyaan xafiisyada dowladda. Arrinkan ayaa ah xaalad ka dhalatay hayโ€™adaha shaqaalaha rayid oo aanan si wanaagsan u shaqeeynin islamarkaana si daahfuran u qaadanin shaqaalaha dowladda.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe