Friday, September 29, 2023
HomeWararWafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray dalka Niger

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray dalka Niger

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaadhay caasimadda dalka Niger ee Niamey halkaas oo uu kusoo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha dalka Niger Mr. Ouhoumoudou Mahamadou.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo ka qayb galaya shirka Midowga Afrika ee warshadaynta iyo isu dheelli-tirka dhaqaalaha oo ka dhacay caasimadda dalka Niger ee Niamey ayaa sidoo kale kulamo la qaadan doona madaxda dalalka kasoo qayb galay shirka.
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe