Sunday, February 9, 2025
HomeWararSawiro Tiiceey oo caawa jaamacada Simad Cadaado soo dhaweyn loogu sameeyay

Sawiro Tiiceey oo caawa jaamacada Simad Cadaado soo dhaweyn loogu sameeyay

Tiiceey oo Caawa xaflad loogu sameeyay Jaamacada Simad qeybta Cadaado

Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa caawa jaamacada Simad faraceeda Cadaado loogu sameeyay madaxweynihii hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey

Dadkii ka hadlay munaasibada ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin soo laabashada Tiiceey

Madane Tiiceey ayaa dhankiisa ka mahadceliyay xaflada soo dhaweynta ay u sameeyeen Simad Cadaado waxuuna sheegay in deegaanka uu ku tilaabsaday hormar badan oo igu horeyso dhanka waxbarashada

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe