Roob lagu diirsaday ayaa habeenkii xalay ahaa ka da,ay magaalada Cadaado ee xarunta barlamanka Galmudug
Wadooyinka magaalada iyo goobaha biyo fariisiga ayuu roobku biyo dhigay
Roobka oo ahaa mid xoogan ayaa badalay jawigii hore ee magaalada xaalka Cadaado ayaa ah maanta mid aad wanaagsan oo jawi macan.




