Monday, February 23, 2026
HomeWararSarkaal ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

Sarkaal ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa saakay xaafada Sii Sii ee degmada Dayniile ku dilay Sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Jeneraal Cabdullahi Xusen Warsame ( Waran ) oo katirsanaa saraakiisha milatariga Soomaaliya.

Sargaalkan ayaa la sheegay in ay dileen rag biskoolado ku hubeesan oo watay mooto Fekon ,kuwaa oo dilka kaddib goobta isaga baxsaday.

Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka waddaan howlgallo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe