Thursday, April 9, 2026
HomeWararGudahaOlolaha Doorashada Jabuuti oo maanta soo idlaanaysa iyada oo maalin kaddib codbixinta...

Ololaha Doorashada Jabuuti oo maanta soo idlaanaysa iyada oo maalin kaddib codbixinta loo dareerayo

Waxaa maanta ku siman waqtiga ololaha Xisbiyada ku loolamaya Doorashada Jamhuuriyadda Jabuuti ee Jimcaha ka dhacaysa Dalkaasi, berri oo Khamiis ah waala nasan doonnaa si maalinta xigta loo galo codaynta doorashada sida jadwalka ku xusan.

Xisbiga Madaxweynaha Talada haya waa Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo bandhigay waxqabadka uu u arko in uu dadka codaynayo kusoo jiidan karo, waxa uu xoogga saaray ololaha casriga ah ee dhinacyada kala duwan ka socda.

Wufuud korjoogto ah oo intooda badan ka kala socota Saaxiibada Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Ururrada ay xubnaha ka tahay ayaa gaaray Dalkaas kuwaas oo qiimayn doonna qaabka codbixinta u dhacayso iyo meelaha muhiimka ah ee doorashada laga eego.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe