Monday, May 11, 2026
HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan furimaha dagaalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan furimaha dagaalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa safar maalma qaadan doona lagu waddaa in uu ku gaaro Galmudug iyo Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu booqan doono goobaha ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah ururka Al Shabaab.

Wafdi Hordhac u ah Safarka Madaxweynaha ayaa ka kala degay magaalooyinka Dhuusamareeb, Galkacyo iyo Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Safarka Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu ka qeyb ka yahay howlgalka dardargalinta dib u xoreynta degaanada Shabaab heystaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe