Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Fadhiyada Baarlamaanka iyo Gunadaba ka joojiyay Saddex Xildhibaan oo ka mida Golaha Baarlamaanka Galmudug.
Xildhibaanada Shaqada laga joojiyay ayaa lagu eedeyay Carqaladayn fadhiyada Baarlamaanka, Hanjabaad, Gacan qaad iyo Sumcad xumaynta Magaca Golaha.
Xubnaha Shaqada laga joojiyay ayaa wali ka hadli tilaabada uu qaaday Gudoonka Baarlamaanka Galmudug, oo horay tilaabadaan oo kale u qaaday.gu