Sunday, October 5, 2025
HomeUncategorizedGudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Fadhiyada Baarlamaanka iyo Gunadaba...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Fadhiyada Baarlamaanka iyo Gunadaba ka joojiyay Saddex Xildhibaan oo ka mida Golaha Baarlamaanka Galmudug. Xildhibaanada Shaqada laga joojiyay ayaa lagu eedeyay Carqaladayn fadhiyada Baarlamaanka, Hanjabaad, Gacan qaad iyo Sumcad xumaynta Magaca Golaha. Xubnaha Shaqada laga joojiyay ayaa wali ka hadli tilaabada uu qaaday Gudoonka Baarlamaanka Galmudug, oo horay tilaabadaan oo kale u qaaday.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe