Sunday, February 1, 2026
HomeWararGudahaGuddoonka Baarlamaanka oo ganaaxay Xildhibaanno

Guddoonka Baarlamaanka oo ganaaxay Xildhibaanno

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qoraal uu soosaaray ku ganaaxay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo 28kii Janaayo 2026 rabshad ka dhex sameeyay kulankooda oo ugu danbayn lagu kala tagay.

Qoraalka ayaa lagu sheegay magacyada xubnaha la ganaaxay oo isugu jiray Muxaafid iyo Mucaarad kuwaas oo qaarkood isu gacan qaaday inkasta oo markii danbe ay ka heshiiyeen gacan-qaadkaas balse waxaa lagu qaaday xeer hoosaadkooda.

Xildhibaannadaan ayaa lagu ganaaxay in aysan ka qaybgali Karin 12 kulan oo isugu jira fadhiyada guud ee labada Gole iyo kan gaarka u ah Golaha Shacabka, waxa uu ganaaxa ka billaabanayaa 2da Febaraayo 2026 oo berri ah.

Halkaan ka aqriso Magacyada Xildhibaannada la ganaaxay & kuwa digniinta loo diray:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe